Maxaa baajiyey shirkii wada tashiga ahaa ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?

Shirkii wadatashiga ahaa ee Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada  ayaa dib u dhacay Shirkan oo lagu waday inuu maanta ka furmo Muqdisho  ayaa dib u dhaciisu uu yimid  ka dib markii madaxda Maamul goboleedyada oo iman Muqdisho ay soo saareen shuruudo ay ku xireen ka qeyb galka shirkaas oo … Continue reading Maxaa baajiyey shirkii wada tashiga ahaa ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?